Dhagayso:-Tababar Looqabtay Shaqaalaha Wasaarada Deeganka Dowlada Puntland Ee Degmooyinka iyo Gobolada

Tababarkaan ayaa waxaa loo qabtay isuduwayaasha iyo maamulayaasha gobolada iyo degmooyinka ee wasaarada deegaanka dalxiiska iyo duurjoogta dowlada Puntland waxaa loo tababarayay habka xalinta khilaafaadka ka shasha deegaamaysiga.

Axmed Maxamed Axmed oo ka socday hay,ada Care oo bahwadaag wasaarada ku yihin mashruuca deegaanku waa noloshaada ayaa waxaa uu sheegey in masuuliyiintaan loo tababaro sida ay xalin lahayeen khilaafaadka ka wajaha nidaamka deegaamaysiga oo wasaaradu mamanuucday.

Wasiirka deegaanka dowlada Puntland Cali Cabdulaahi Warsame ayaa xusey in masuuliyiinta tababarka ujeedka loosiiyay ay tahay inay ku shaqeeyaan madama wasaaradu dhawaan mamnuucday nidaam deegaamaysi madama deegaamaysigu dhib ku hayo daaqa xoolaha .

Hoos ka dhagayso

About The Author