Home » Entries posted by Wid
Entries posted by PesGaalkacyo
Sawirro:- Ciidanka PSF Ee Dowlada Puntland Oo Gar Gaar Cuno iyo Daawo Ah Gaarsiiyay Dadkii Xoolihii Kasoo  Dhamaadeen Ee Duleedka Gaalkacyo Dagan

Sawirro:- Ciidanka PSF Ee Dowlada Puntland Oo Gar Gaar Cuno iyo Daawo Ah Gaarsiiyay Dadkii Xoolihii Kasoo Dhamaadeen Ee Duleedka Gaalkacyo Dagan

Ciidanka PSf ee Dowlada Puntland Qaybtooda magaalada Gaalkacyo oo kaashanaya maamulka degmada Gaalkacyo ayaa waxaa ay dadka kusoo xaroodey duleedka Gaalkacyo ee Xoolihii ka dhamaadeen Gaarsiiyeen Gar Gaar isugu jira,Cuno ,Daawo, iyo biyo ay cabaan. Duqa degmada Gaalkacyo maxamuud yaasiin axmed iyo xubno kamida golaha deegaanka degmada Gaalkacyo oo deeqdaan la waregey ayaa ka qayb […]

Dhagayso:-Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowlada Puntland Oo Ka Hadashay Dawo Dhaday Oo Ku Dhex Khaldan tay Dawooyin La Qaybinayay Oo Si Khaldan Wax Looga Qorey

Comments Off on Dhagayso:-Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowlada Puntland Oo Ka Hadashay Dawo Dhaday Oo Ku Dhex Khaldan tay Dawooyin La Qaybinayay Oo Si Khaldan Wax Looga Qorey
Dhagayso:-Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowlada Puntland Oo Ka Hadashay Dawo Dhaday Oo Ku Dhex Khaldan tay Dawooyin La Qaybinayay Oo Si Khaldan Wax Looga Qorey

Wasaarada xanaanada xoolaha dowlada Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay dawo dhacdey oo dhawan si khaldan ugu dhex darsan tay dawooyin wasaaradu ka qaybinaysay dhulkii lagu soo hayaamay ee Puntland waxaa durba dhakhaatiirtu dawadaa kusoo celiyeen xarunta wasaarada sida uu sheegay agasimaha guud mudane Axmed Cabdi cali. Axmed cabdi Cali ayaa waxaa uu sheegey […]

Continue reading …

Muuqaal:-Gaalkacyo Oo Hormar ka Gaadhay Garoomada Rooga Ee Banooniga lagu Ciyaaro

Comments Off on Muuqaal:-Gaalkacyo Oo Hormar ka Gaadhay Garoomada Rooga Ee Banooniga lagu Ciyaaro

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug waxaa ay hormarwayn ka gadhay garoomada leh rooga leh cawska mac malka ah ee lagu ciyaaro banooniga warbaahinta Puntlandes.com ayaa waxaa ay booqatay mid kamida garoomadas iyadona waraysatay qaar kamida dadka ku ciyaara. Hoos ka Daawo

Continue reading …

Muuqaal:-Shan Caruur Ah Oo Hooyadood Dhimatay Kana Mida Dadaka Abaartu Xoolihii ka dhamaysay ilaa iyo maanta oo aan joogno dab looma shidin.

Comments Off on Muuqaal:-Shan Caruur Ah Oo Hooyadood Dhimatay Kana Mida Dadaka Abaartu Xoolihii ka dhamaysay ilaa iyo maanta oo aan joogno dab looma shidin.
Muuqaal:-Shan Caruur Ah Oo Hooyadood Dhimatay Kana Mida Dadaka Abaartu Xoolihii ka dhamaysay ilaa iyo maanta oo aan joogno dab looma shidin.

Shantan caruurta ah hooyadood waxay dhimatay afar cisho ka hor wax ehel ahna uma joogo kaamka ay kusoo xaroodeen hooyadood waxay u dhimatay shuban biyood afarta cisho ee hooyadod mootan tahay wax dab ah looma shidin caruurtaan qaar kamida waxaa ay qabaan xanuuno kala duwan oo nafaqo xumo u dheertahay. Hoos ka Daawo

Continue reading …

Dhagayso:-Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso Oo Loo Qabtay Tababar Kusaabsan Isla xisaabtanka iyo Hufnaanta

Comments Off on Dhagayso:-Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso Oo Loo Qabtay Tababar Kusaabsan Isla xisaabtanka iyo Hufnaanta
Dhagayso:-Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso Oo Loo Qabtay Tababar Kusaabsan Isla xisaabtanka iyo Hufnaanta

Tababarka loo qabtay xildhibaanada golaha deegaanka degmada boosaaso ayaa waxaa uu ku saabsanaa isla xisaabtanka iyo hufnaanta waxaana soo qaban qaabiyay machadka cilmi baarista iyo siyaasada ee hayaan waxaana kulanka ka qayb galay maamulka degmada boosaaso,kan gobolka bari iyo masuuliyiin kale. Axmed maxamed faarax oo ka socdey machadka hayaan ayaa shegey in dowladnimadu ka bilaabato […]

Continue reading …

Sawirro:-Boosaaso Waxaa xilkii Lawareegey Agaasimaha Hay,ada Macdanta iyo Badroolka Dowlada Puntland

Comments Off on Sawirro:-Boosaaso Waxaa xilkii Lawareegey Agaasimaha Hay,ada Macdanta iyo Badroolka Dowlada Puntland
Sawirro:-Boosaaso Waxaa xilkii Lawareegey Agaasimaha Hay,ada Macdanta iyo Badroolka Dowlada Puntland

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari waxaa kulan kadhacay xilkii la wareegey agaasimaha cuusb ee hay,ada macdanta iyo badrolka dowlada Puntland mudane¬† Siciid Faarax Yare oo dhawaan madaxweynaha dowlada Puntland C/wali Maxamed Cali xilkaas u magacaabay. Kulanka xilwareejinta waxaa joogay¬† Siciid Faarax Yare agaasimaha cusub ee xilka la wareegey agaasimihii hore hay,ada macdanta iyo badroolka […]

Continue reading …

Dhagayso:-Madaxweyne Xigeenka Dowlada Puntland Oo Ka Hadlay Arimo Badan Puntland Ka Jira iyo Madaxeynaha Cusub Ee Soomaaliya Loo Doortay

Comments Off on Dhagayso:-Madaxweyne Xigeenka Dowlada Puntland Oo Ka Hadlay Arimo Badan Puntland Ka Jira iyo Madaxeynaha Cusub Ee Soomaaliya Loo Doortay
Dhagayso:-Madaxweyne Xigeenka Dowlada Puntland Oo Ka Hadlay Arimo Badan Puntland Ka Jira iyo Madaxeynaha Cusub Ee Soomaaliya Loo Doortay

Madaxweyne xigeenka dowlada Puntland Eng C/xakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar oo kusugan magaalada boosaaso ayaa waxaa uu ka hadlay arimaha deegaanada dowlada puntland ka jira sida amaanka ,iyo abaaraha waxaa uu sidoo kale ka hadlay madaxweynaha cusub ee soomaaliya loo doortay dhawan. Amaanka Mudane C/xakiin ayaa waxaa uu sheegey in ciidamada amanka dowlada Puntland ay hada […]

Continue reading …

Dhagayso:-Dhaawaca Taliyihii Saldhiga Booliska Qardho Oo Hargaysa Loo Qaaday

Comments Off on Dhagayso:-Dhaawaca Taliyihii Saldhiga Booliska Qardho Oo Hargaysa Loo Qaaday
Dhagayso:-Dhaawaca Taliyihii Saldhiga Booliska Qardho Oo Hargaysa Loo Qaaday

Taliyaha saldhiga booliska degmada qardho ee xarunta gobolka kar kar C/rizaaq Maxamed Siciid.,mid kamida ilaaladiisa,iyo waliba qof shacab ah oo la socdey ayaa waxaa ay galeen shil gaari waxaana dhaawac culus taliyaha uu ka gaarey qaarka dambe waxaana gabi ahaan dareenkii ka tagay qaar ka dambe. Agaasimaha cusbitalka Qardho Axmed Juquraafi ayaa sheegey in qaarka […]

Continue reading …

Dhagayso:-Boosaas,Booliska Oo Gacanta Kudhigay Kooxo Furtay Batariyada Soolarka magaalada kuyaala

Comments Off on Dhagayso:-Boosaas,Booliska Oo Gacanta Kudhigay Kooxo Furtay Batariyada Soolarka magaalada kuyaala
Dhagayso:-Boosaas,Booliska Oo Gacanta Kudhigay Kooxo Furtay Batariyada Soolarka magaalada kuyaala

Ciidamada booliska magaalada boosaaso ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen shan nin oo kuwo kamida kooxaha furta bariyada ay ku shaqeeyaan soolarada cad ceeda ku shaqeeya ee magaalada ku yaala waxana kuwa kalana ay ka iibsadeen kooxaha soo furta batariyada halka wali kooxo kalana lagu dabo jiro. Cabdli Cali Muuse oo ah taliye kuxigeenka saldhiga […]

Continue reading …

Dhagayso:-Wasaarada Waxbarashada Dowlada Puntland Oo Garowe ka Daahdurtay Mashruuc Wax Lagu barayo Xirfadlayda Shaqaysa

Comments Off on Dhagayso:-Wasaarada Waxbarashada Dowlada Puntland Oo Garowe ka Daahdurtay Mashruuc Wax Lagu barayo Xirfadlayda Shaqaysa
Dhagayso:-Wasaarada Waxbarashada Dowlada Puntland Oo Garowe ka Daahdurtay Mashruuc Wax Lagu barayo Xirfadlayda Shaqaysa

Mashruucaan oo soconaya mudo saddex sanaa ayaa waxaa wax lagu barayaa xirfadlayda shaqaysa sida kuwa korontada ka shaqeeya iyo dhismaha wadooyinka waxaana sare looga qaadi doonaa aqoontooda mashruucaan ayaa waxaa ku baxaya lacag dhan $3.8 milyan waxaana marka ay wax barashada dhamaystaan lasiin doonaa shahaadada heerka koowaad. Axmed mire maamule mashruuca iyo axmed shiikh oo […]

Continue reading …
Page 1 of 13123Next ›Last »