Dab goor dhow ka kacay qeyb kamid ah suuqa Bakaaraha

21 jan 2017 (Puntlandes) Dabka ayaa la sheegay in uu ka kacay qeybta Timirta ee suuqa Bakaaraha, waxaana halkaasi gaaray gaadiidka dab damiska ah si ay uga hortagaan in dabkaasi uu saameyn ku yeesho qeybaha kale ee suuqa.

233-8a6

lama oga ilaa iyo hada sababta dhalisay dabka walina waxaa socda dadaalada lagu daminayo dabkaasi.

Puntlandes.com

About The Author