Dhagayso:-Taliska Booliska Degmada Goldogob Oo Soo Saarey Awaamiir Dhanka Dhalinyarada ah

????????????????????????????????????

C/xamiid Warsame cilmi taliyaha booliska degmada galdogob ayaa waxaa uu awaamiir ka soo saarey dhalinyarada degmaa goldogob waxaana awaamiirtaas kamida in wixii saddex saac habaynimo ka dambeeya aan magaalada wax dhalinyaraa lagu akri karin.

sidoo kale waxaa lamamanuucay dhalinyarada gabdhahaa inaysan magaalada bilaa amar socon karin bilaa sababna aysan magaalada uga bixi karin kuna soo gali karin waxaa kaloo la mamnuucay dhalinyarada wiilasha iyo gabdhaha oo bananaka magaalada baaburta u kaxaysta .

Taliye C/xamiid ayaa waxaa uu sheegey in gaadiidkii lagu qabto iyagoo magaalda ka baxaya bilaa sabab la xiri doono cida wadata iyo cida saarana ay mutaysan doonaan ganaax iyo xirig kadibna loo gudbin doono maxkamad madama dhibkoda uu batay.

Hoos ka dhagayso

About The Author