Xildhibaan Abdi Xaashi Cabdullahi oo ku Guulaystay Gudoomiyaha Aqalka Sare

22 jan 2017 (Puntlandes) Xildhibaan Abdi Xaashi Cabdullahi oo kasoo jeeda Somaliland ayaa goordhaweyd ku guuleystay Xilka Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kadib markii uu tartan la galay Mustaf maxamed Qodax.

233-8b

Gudoomiye Abdi Xaashi Cabdullahi ayaa helay 43-cod, halka Xildhibaan Mustafa Maxamamud Qodax uu isna helay 9-cod.

Wararka la xirrira Doorashada Gudoomiye kuxigeenadda kala soco Warbaahinta Puntlandes

Puntlandes.com

About The Author