Madaxweyne Gaas oo ka baaqday maanta safar uu ku tagi lahaa deegaanadii ay Xoolo dhaqatadu usoo guurtay ee Bayla, Xaafuun & iskushuban

23 jan 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ah maanta oo Isniin ah 23ka jan u safri lahaa deegaanada bariga ee ay Roobabku ka da’een ee loo soo guuray ayaa ka baaqday.

IMG_9277

Wararkayaga dambe ayaan idiinku soo gudbinaynaa safarka Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Puntlandes.com

About The Author