Daawo sawirrada Raisal Wasaaraha Soomaaliya ahna Murashaxa Xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta Qado sharaf u sameeyay Isimo & Waxgarad kasoo jeeda Puntland & Jubaland

28 jan 2017 (Puntlandes) Raisal Wasaaraha Jamhuuradda F. Soomaaliya ahna Murashaxa Xilka Madaxweynaha JF Soomaaliya ayaa Maanta Qado sharaf u sameeyay Isimo iyo Waxgarad kasoo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Isimada iyo Waxgarad kasoo jeeda Puntland iyo Jubaland ayaa hadal ay ka jeediyeen Qado Sharafta waxay Mushatraxnimada RW Cumar usoo dhaweeyeen si isku mid iyagoo u muujiyey Taageero ballaaran oo ay u hayaan ayna ku taageeri doonaan sidii uu u hanan lahaa xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Daawo sawirrada
1a1

1a2

1a3

1a4

1aa

2

2a

2aa

2b

2b1

2b2

2b3

2b4

2b5

2b6

2ba

3

3a

3a1

3a2

3b

3c

3e

10

10a
Puntlandes.com

About The Author