Akhrisao magacyada 24 Musharax oo ka qayb gali doona Doorasha madaxweynaha JFS & Beelaha ay kasoo jeedaan

29 jan 2017 (Puntlandes) Guddiga doorashada Madaxweynaha Somalia ayaa soo gebagebeeyey diiwaangelinta musharaxiinta u tarta,maya Madaxweynaha Somalia.

233-5b5

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu xusay magacyada illaa 24 musharax oo si rasmi ah loo diiwaan geliyey.

Magacyada 24-ka musharax ee sida rasmiga ah uga qeyb geli doona doorashada madaxweynaha soo socda ee Somalia ayaa waxay kala yihiin sidan soo socota:

Hawiye

Mudullood

1 – Xasan Sheekh Maxamuud – Waceysle

2 – Jabriil Ibraahim Cabdulle – Waceysle

3 – Caddow Cali Gees – Waceysle

4 – Cabdullahi Cali Xasan

5 – Shariif Sheekh Axmed – Agoonyar

6 – Cabdulqaadir Cosoble Cali – Warsangeli

7 – Bashiir Raage Shiriaar – Warsangeli

8 – Maxamed Cali Ameeriko – Reer Mataan

9 – Maxamuud Axmed Nuur Tarsan – Ujeejeen

Habar-gidir

1 – C/raxmaan C/Shakuur Warsame – Ceyr

2 – Maxamed Maxamuud Culusow – Ceyr

3 – Cabdinaasir Maxamed Cabdulle – Sacad

4 – Saciid Ciise Maxamuud – Sacad

Daarood

Majeerteen

1 – Cumar C/rashiid Sharmaarke – Cusmaan Maxamuud

2 – Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil – Cusmaan Maxamuud

3 – Saciid Cabdullahi Deni – Cusmaan Maxamuud

4 – Cali Xaaji Warsame – Cumar Maxamuud

5- Maxamed Cabdirisaaq- Cumar Maxamuud

6- Maxamed Axmed Jabarti-Cumar Maxamuud

7– C/raxmaan Maxamed Faroole – Ciise Maxamuud

 

Mareexaan

1 – Maxamed Cabdullahi Farmaajo – Reer Diini

Ogaadeen

1 – Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi

Leelkase

1- Zakariye Maxamed Xaaji Cabdi

Labadaan Musharax Beelahooda waanu ku hawla nahay dhawaan fisha

Axmed Maxamed Cabdi

 

233-8d3

Puntlandes.com

 

About The Author