Dhagayso: Wasiir Hadliye oo ka Hadlay Go’aanka Trump & Doorashada Guddoomiyaha AU

30 jan 2017 (Puntlandes) Ururka Midowga Afrik ayaa maanta doortay Guddoomiyaha cusub ee guddiga oo ay ku tartamayeen shan musharrax oo labo ka mid ah ay Haween ahaayeen oo ay midi ahayd Amino Mohamed oo ah wasiirka A. Dibadda Kenya, waxaana ugu dambayn xilka ku guulaystay wasiirka arrimaha dibedda ee Chad Mousa Faki Mahamat.

233-8d5

Idaacadda VOA ayaa wasiirka ka waraysatay doorashadan iyo go’aanka kasoo baxay madaxweynaha Maryakanka Donald Trump ee lagu mannuucayo dadka qaxootiga ah ee ka imanaya toddoba waddan oo muslim ah oo kala ah:

  1. Soomalaiya
  2. Sudan
  3. Liibiya
  4. Yamen
  5. Siiriya
  6. Ciraaq
  7. Iiraan

Dhagayso waraysiga wasiirka


Puntlandes.com

About The Author