War Deg Dega Dhegayso: DFS oo Shirkii maalgashiga ku tilmaantay wax kama jiraan HeshiisyadiiPuntland

London (Pes) Wasiirka Batroolka ee Xasan Culusoow  Daa’uud Maxamed Cumarayaa si cad uga baxay Heshiiskii ay u dambeeyey ee dawlada Puntland iyo DFS ku kala saxiixdeen Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Mar uu maanta ka hadlayey shirkii maalgeshiga o oka furmay London ayuu wuxuu si cad u sheegay in aysan aqoonsanayn heshiisyadii dawlada Puntland la gashay shirkada Shidaalka baara isagoo sheegay in ay u soo dirayaan dhulka Puntland shirkado ay iyagu ogolaansho siiyeen,

587

Halkaas waxaa ku burburay heshiiska la galay 14 kii bishan aynu ku jirno ee oktoobar.

Halkan ka dhagayso warbixin ay BBC du ka diyaarisay

Puntlandes.com

 

About The Author