Daawo Video: Odayaasha Hawiye, Xaad & Axmed ” Xasan Sheekh waa in 4 sano oo kale Dib loo soo Doortaa”

1 feb 2017 (Puntlandes) Odayaasha Hawiye oo ay hormoodka u yihiin Gudoomiyaha Odayaasha Hawiye Oday Xaad iyo Afhayeenka Odayaasha Hawiye Oday Axmed Diiriye ayaa cod dheer ku amray Xildhibaanada labada Aqala ee Baarlamaanka JFS inay mar kale dib usoo doortaan Mausharax ay dawalada Ethiopia gadaal ka riixayso Xasan Sheekh.

233-8e1

Oday Xaad & Axmed ayaa yri ” Xasan Sheekh waa in 4 sano oo kale Dib loo soo Doortaa”, Odoyaashaan ayaa waxaa loo soo Dhiiban hadalkii Ethiopia ee ahaa Soomaaliya waxaa kharibay madaxweynaha oo la bedelo 4 sano ka dib marka ha loogu daro kkkkkkk

233-8d7

Xasan Sheekh ayaa waxa uu noqday halhayskii Soomaaliyeed ee ahaa “Lax Gawracani Geed kama waabato” isagoo meel walba taageero ka raadaiyey si uu mar kale ugu soo baxo kursi madaxweynaha JFS.

Daawp Muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author