Daawo Muuqaal dhamaystiran Shirkii Jaa’id ee Raysal wasaare Cumar uu uga hadlay Qorshahiisa Siyaasadeed & Qodobo kale oo Xasaasi ah

1 feb 2017 (Puntlandes) Raysal Wasaaraha Soomaaliya Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ahna murashax u taagan xilka madaxweynaha JF Soomaaliya ayaa shir saxaafadeed uu ku qabtay Muqdisho ku soo bandhigay Qorshayaashiisa siyaasadeed iyo waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu doonaya inuu ka qabto wadanka xilligaan soo socda haddii uu ku guulaysto Doorashada.
233-6a4

Puntlandes.com

About The Author