DHAGAYSO: FALANQAYN KU SAABSAN FARAGELINTA DOWLADA ETHIOPIA KU HAYSO DALKEENA & TALO KU SOCOTA BAARLAMAANKA SOMALIYA

4 feb 2017 (Puntlandes) Waraysigan oo aad u xiisa badan ayna ka qayb qaateen odayaasha iyo maamulayaasha golaha1960,golaha codka shacabka somaliyeed,ayey kaga hadleen faragelinta ay wadamada shisheeye ku hayaan dalka somaliya iyo saamaynta ay ku leeyihiin doorashada madaxweyne ee la filayo iney ka dhacdo dalka somaliya 2017ka,
233-8a9
Sidoo kale waxay BAAQ u direen Baarlamaanka somaliya ee labada aqal ,Taasi oo sheegeen in ummadda somaliyeed ka sugayaan iney u dooraan Madaxweyne wanaagasan, somaliyana ka saari kara xaaladda ay maanta ku sugan tahay. Somalinimana aaminsa.(WADANI AH)


Weriye Dhegood

Puntalandes.Saadaalnews,Golaha1960.com iyoArrimaha.com

About The Author