DHAGAYSO: PROF CABDIRASHIID CABDIRAXMA (GEYRE) OO KA HADLAY SOO NOOLAYNTA RAJADA MUSTAQBAL EE SOMALIYA & LANA DARDAARMAY BAARLAMAANKA SOMALIYA

4 feb 2017 (Puntlandes) Prof Cabdirashiid Cabdiraxman (Geyre) ayaa golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan u mariyey ummadda soamliyeed sida ugu haboon ee rajada mustaqbal ee dadka somaliyeed lagu soo celin karo ,iyadoo uu kula dardaarmay BAARLAMAANKA SOMALIYA iney yihiin cidda ka masuulka ah mustaqbalka ubadka somaliyeed lagana sugayo iney doortaan hogaamiye daacad u ah dalka iyo dadka somaliyeed.
231-9b4

Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday Faragelinta ay wadamada shisheeye ku hayaan doorashada ka dhacaysa dalka somaliya ..2017


Weriye Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews,Golaha1960.Arrimaha.com

About The Author