Deg Deg Maxamed C/laahi Farmaajo Oo Ku Guulaystay Madaxweynaha Soomaaliya

Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ku guulaystay madaxweynaha jimhuuriyada Soomaaliya kadib tar tar uu kamid ahaa saddex musharax oo usoo haray wareega labaad waxaana hada u hambalyeeyay madaxweynihii hore soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud.

mar dhow Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa loo dhaarin doonaa xilka madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya waxaana hada imaanaya masuuliyiin ka socota maxkamada sare oo xilka madaxweynaha u dhaarin doonta maxamed C/laahi Farmaajo

Maxamed C/lahi Farmaajo ayaa hada loo dhaariyay madaxweynaha soomaaliya waxaana dhaarinaya gudoomiyaha maxkamada sare

Faah faahinta dib kala soco

About The Author