Dhagayso: Prof.Cabdirashiid (GAYRE) & kornayl Siciid oo ka hadlay isbedelka ku yimid dalka & waxa soomaaliyi ka sugeyso madaxweyne Farmaajo

9 feb 2017 (Puntlandes) Waraysigan waxay si balaaran ugaga hadleen aqooyahanadu .faragelintii qaawanayd ee dowladaha jaarka ahi ku hayeen doorashada somaliya iyo jawaabtii ay ka bixiyeen musharaxiintii iyo baarlamaanka somaliyeedba, taasoo keentay isbedelka ku dhacay hogaanka somaliya laguna doortay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
231-9b4
Sidoo kale waxay ka hadlay waxa somali ka sugeyso Madaxweynaha cusub iyo Baarlamaankaba

Weriye Dhegood

Puntlandes.com

About The Author