Dhagayso: VOA oo waraysatay madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Qorshihiisa 100ka maalnood

10 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa ka hadlay Qorshiisa uu ku hogaaminayo JF Soomaaliya.

Farmaajo

Wareysigan ayuu qeybta koowaad wuxuu kaga hadlayaa arrimo kala duwan oo ay kujiraan inay shacabku joojiyaan Farxadda iyo Dabaaldega ay ugh jiraan Isbedelkii ka dhacay dalka, wuxuuna ka codsaday inay guryahooda isaga noqdaan.

Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa wuxuu ka tacsiiyeeyey geeridi ku timid AUN madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Generaal Cadde Muuse, isagoo ku sheegay madaxweynaha Puntland!!!

Madaxweyne Farmaajo ayaa yiri markuu tacsida dirayey “waxaan rabaa inaan halkan fuga tacsiyeeyo AUN Gen Cadde Muuse oo ahaa madaxweynihii Puntland oo ku dainty shaky meeshii ahead Dubai ilaahay waxaanu ugh baryaynaa inuu naxariistiisa siiyo…”

Dhagayso qaybta koowaad ee waraysiga ay VOA la yeelatay


Puntlandes.com

About The Author