Daawo Xildhibaano Somaliland ah oo si Arxan Daro ah loo Garaacayo & C/raxmaan Cirro oo Madasha Ka Baxay

12 feb 2017 (Puntlandes) Kulankii maanta ee sida wada jirka ah ay u ansixiyeen labada gole ee  guurtida iyo wakiilada Somaliland heshiiskii ay xukuumadda Siilaanyo la gashay UAE inay Saldhig Milatari ka samaysato magaalada Berbera ayaa waxaa soo galay Ciidan RRU iyagoo garaacay Xildhibaano kasoo horjeeday in Heshiiskaas.

233-9a5

Daaawo Xildhibaano Somaliland ah oo si Arxan Daro ah loo Garaacayo & C/raxmaan Cirro oo Madasha Ka Baxay

Puntlandes.com

About The Author