Dhagayso: Cawad Axmed Cashare oo ka hadlay Madaxweyne Farmaajo Carqabadaha horyaala & Waxqabadka laga sugayo

12 feb 2017 (Puntlandes) Siyaasi Cawad Axmed Cashare oo ka mid ahaa baarlamaankii fededelka somaliya  mudo dheere, kana mid ah siyaasiyiinta ugu wakhtiga dheere somalida  nool , ayaa aad uga hadlay caqabadaha horyaala madaxweynaha cusub Maxamed cabdullahi Farmaajo ,iyo Waxqabadka dadka somaliyeed ka sugayaan .Sidoo kale madaxweynaha wuxuu golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan u mariyey Talooyin iyo tusaalayaal muhiima.
233-9a7


Weriye Dhegood

Puntlandes,S

About The Author