Dhagayso: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka dhadlaya arimo badan oo ay ka mid tahay Dhismaha Ciidamada Somalia

19 feb 2017 (Puntlandes) Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee baxa idaacadda VOA ayaa waxaa lagu waraystay prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ahaa Gudoomihii Guddiga Anshaxa Doorashada madaxweynaha JFS oo ka dhacday dhawaan magaalada Muqdisho.
233-9e4
Prof. Samatar waxa uu ka dhadlayaa arimo badan oo ay ka mid tahay Dhismaha Ciidamada Somalia.

Dhagayso Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Audio Player


Puntlandes.com

About The Author