Sawirro:- Ciidanka PSF Ee Dowlada Puntland Oo Gar Gaar Cuno iyo Daawo Ah Gaarsiiyay Dadkii Xoolihii Kasoo Dhamaadeen Ee Duleedka Gaalkacyo Dagan

Ciidanka PSf ee Dowlada Puntland Qaybtooda magaalada Gaalkacyo oo kaashanaya maamulka degmada Gaalkacyo ayaa waxaa ay dadka kusoo xaroodey duleedka Gaalkacyo ee Xoolihii ka dhamaadeen Gaarsiiyeen Gar Gaar isugu jira,Cuno ,Daawo, iyo biyo ay cabaan.

Duqa degmada Gaalkacyo maxamuud yaasiin axmed iyo xubno kamida golaha deegaanka degmada Gaalkacyo oo deeqdaan la waregey ayaa ka qayb qaatay qaybinta gar gaarkaan waxaana goobta joogay qayb kamida ciiidanka oo iyaguna dadka u shaqaynayay una qaybinayay raashinka iyo dawada.

Qaar kamida dadka deeqdaan la gaarsiiyay ayaa waxaa ku jira caruur,iyo waayeel la ildaran xanuuno ay ka qaadeen abaarta xoogan ee xoolihii ka dhamaysay waxaana ay ummahad celiyeen ciidanka PSF ee gar gaarka gaarsiiyay iyagoona codsaday in gar garo caynkana ay ubaahan yihiin.

Sawirrada Hoos ka daawo

IMG_8966 IMG_8967 IMG_8983 IMG_9000 IMG_9005 IMG_9010 IMG_9017 IMG_9029 IMG_9030 IMG_9036 IMG_9039 IMG_9041 IMG_9053 IMG_9055 IMG_9058 IMG_9059 IMG_9060 IMG_9062 IMG_9063 IMG_9066 IMG_9077 IMG_9079 IMG_9080 IMG_9081 IMG_9082 IMG_9083 IMG_9084 IMG_9087 IMG_9088 IMG_9092 IMG_9105 IMG_9118 IMG_9123 IMG_9125 IMG_9129 IMG_9179

About The Author