Daawo Muuqaal Banaanbax looga Horjeedo Wadahadalada Galayr & Soomaliland oo Buhodle ka dhacay ”Cali Khaliif nama Matalo”

20 feb 2017 (Puntlandes) Banaan bax looga Horjeedo wada hadalada u dhaxeeya Prof Cali Khaliif Galayr iyo Somaliland ayaa maanta ka Dhacay magaaladda Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn.
233-5c4
Dawaynihii Banaanbaxayaey ayaa waxay Sheegeen inuusan Wixii Hada ka Danbeeya matalin Cali Khaliif Galayr Deegaanada Sool,sanag Iyo cayn.


Puntlandes.com

About The Author