Akhriso Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Golihiisa Wasiiradda oo ka kooban 52 Xubnood

20 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha dowlada goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa goor dhow ku dhowaaqay golaha wasiirada dowladiisa iyadoo laga sugayay muddo saddex bilood ah.

Golaha wasiirada ee la magacaabay ayaa badankood waxa ay yihiin xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle waxana ay ka kooban yihiin 23 wasiir.6 wasiiru dowle iyo 23 wasiir ku xigeen.

Halkan hoos ka aqriso magacyada liiska golaha wasiirada Hirshabeelle
233-9e8

233-9e8a

233-9e8b
Puntlandes.com

About The Author