Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay madaxweyne Axmed madoobe

21 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Xafiiskiisa  Villa Somalia ee magaalada Muqdisho waxaa xalay kula kulmay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe).

Kulanka ayaa ahaa is xogwareysi iyo wadatashi.Qoraal kooban oo kulanka kadib madaxweyne Farmaajo soo dhigay bartiisa twitterka ayuu ku sheegay in kulankii uu la yeeshay madaxweynaha Jubaland uu ahaa xogwareysi iyo wada tashi isagoo sheegay in wadatashigu yahay aasaaska dowlad wanaaga.Waa markii ugu horaysay ee madaxweynaha Jubaland la kulmo madaxweyne Farmaajo tan iyo markii Maxamed Cabdulaahi Farmaajo loo doortay madaxweynaha DFS.

Hoos ka daawo sawirada

233-9f6

233-9f7

233-9f8

233-9f9a

Puntlandes.com

About The Author