Bahda Warbaahinta Puntlandes oo Hambayo u diraysa Raysul Wasaaraha cusub ee JF Somaaliya mudane Xasan Cali Kheyre

23 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Raysul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, hadaba Bahda Warbaahinta Puntlandes waxay Hambayo u diraysa Raysul Wasaaraha cusub ee JF Somaaliya mudane Xasan Cali Kheyre.

234-1c1

Bahda Warbaahinta Puntlandes waxay leeaayihiin Allah kuu fududeeyo xilkaas culus ee uu kuu Doortay madaxweynaha JF Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Puntlandes.com

About The Author