Dhagayso: Madaxweyne Gaas oo ka hadlay waxqabadka ay xukuumadiisa dalka ka fulisay & Xaaladda guud ee dalka

27 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir ayaa ka hadlay xaaladda guud ee Puntland iyo waxqabadka ay xukuumadiisa dalka ka fulisay.

234-1c4

Madaxweyne Gaas ayaa faahfaahiyey kuna dheeraaday arrimaha kala ah:

  1. Ammaanka
  2. Dhaqaalaha
  3. Abaaraha ka jira dalka
  4. Horumarka guud ee dalka ka socda
  5. Qorshayaasha xukuumaddiisa

Dhagayso waraysiga madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas


Puntlandes.com

About The Author