Daawo sawiradda Xoghayaha Arrimaha Dibadda UK Boris Johnson oo kormeeray xarunta isku xirka gurmadka Abaaraha u qaabilsan Qaramada Midoobay

16 mars 2017 (Puntlandes) Xoghayaha Arrimaha Dibadda UK Boris Johnson oo shalay booqday magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa kormeeray xarunta isku xirka gurmadka Abaaraha u qaabilsan Qaramada Midoobay, wuxuuna warbixino ka dhageystay qaar ka mid ah Hay’addaha gacanta ku haya xog-uruurinta xaaladihii ugu danbeeyey ee Abaaraha ka jira dalka.

Dawladda UK ayaa oo qabanaysa, 11 ka Maayo ee fooda inagu soo haysa, Shirwayne ku saabsan Soomaaliya ayaa waxay Soomaaliya ugu deeqday 110£ miljan.

IMG_20170316_064621 IMG_20170315_221717 IMG_20170315_221722

Puntlandes.com

About The Author