Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan oo Nairobi ku geeriyooday

19 marso 2017 (Puntlandes) Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan oo kamid ahaa barlamanka dowladda Puntland ayaa maanta ku geeriyooday Isbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
234-5b

Xildhibaanka ayaa u geeryooday dhawaan dhawaac kasoo gaaray qarax loogu xiray gaarigiisa magaalada Gaalkacyo, kadibna waxaa dhaawicii loo soo qaaday magaalada Nairobi.

AUN Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan waxa uu ahaa Xildhibaan aad u firfircoon wax badana kusoo kordhiyey Dawlada Puntland mudadii uu ahaa Xildhibaanka, waxa uuna ka mid ahaa Xildhibaanada Gobolka Mudug kasoo jeeda.

Puntlandes.com

 

About The Author