Akhriso Barlamaanka dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida AUN xildhibaan Cabdiqaadir Faarax

19 marso 2017 (Puntlandes) Barlamaanka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan oo ku geeriyooday maanta dalka Kenya, kadib dhaawicii kasoo gaaray qaraxiii lagula eegtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
234-5b

Hoos ka akhriso Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Puntland:

qoraal

Puntlandes.com

 

About The Author