Akhriso qaar ka mida Golaha Wasiirad Cusub ee la saadaalinayo in la magacaabo dhawaan

20 marso 2017 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa heshay qaar ka mid ah khaqsiyaadka la saadaalinayo inay ka mid noqdaan golaha wasiirada cusub ee la filayo in dhawaan lagu dhawaqaao.

IMG_20170316_122904

Hoos ka akhriso qaar ka mida Golaha Wasiirad Cusub ee la saadaalinayo in la magacaabo dhawaan:

Yuusuf Garaad Cumar: Wasiirka Arrimaha Dibadda

Ilka Jiir: Wasiirka Gashandhiga

Abdifitax Geesey: Wasiirka Arrimaha Gudaha

Ducale: Wasiirka Amniga iyo RW kuxigeen

Abdiwahab Ugaas: Wasiirka diinta iyo Awqaafta

Bayle: RW ku xigeen Wasiirka Maaliyadda

Juxa: Wasiirka Arimaha Guduha & Federaalka

Eng. Yariisow Warfaafinta

Cabdirax dheer: Wasiirka Gadiidka

 

Puntlandes.com

About The Author