Daawo Video-sawirro: Maamulka Galmudug oo Puntlnd ku wareejiyey laba maxbuus oo baabuur ka dhacay Puntland

20 marso 2017 (Puntlandes) Taliyaha Qaybta Booliska gobolka mudug ee Puntland Cismaan Xasan Cuuke ayaa maanta waxa uu kala wareegay dhigiisa maamulka Galmudug baabuur iyo laba nin oo ka dhacday dhanka Puntland. Taliyaha ayaa uga mahadceliyay Maamulka Galmudug talaabada ay ku qabteen labadaan nin.

Daawo Video: Maamulka Galmudug oo Puntlnd ku wareejiyey laba maxbuus oo baabuur ka dhacay Puntland

234-5b3

234-5b3a

234-5b3b

234-5b3c

234-5b3e
Puntlandes.com

About The Author