Akhriso Dambiyada ay Somaliland u haysato Wariye Cabdimaalik Coldoon

26 marso 2017 (Puntlandes) Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland ayaa soo bandhigay qoraal ay ku xusan tahay dambiyada loo haysto wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon oo muddo Bil iyo Dheeraad ah ku xidhan magaalada Hargeysa.

234-6b5

Qoraalka Xeer ilaalintu ay soo saartay ayaa waxaalagu sheegay inuu Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon aflagaadeeyey afhayeenka madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige “Dayr”.

Akhriso Qoraalka

234-6b4

234-6b4a

Puntlandes.com

About The Author