Akhriso: Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland oo Qoraal kasoo saaray hakadkii Horyaalka Puntland.

Xiriirka Kubbadda cagta Puntland ayaa Qoraal kasoo saaray, hakad ku yimid koobka Horyaalka Puntland, kaas oo ay kooxo ka mid ah heerka koowaad ay hakiyeen ka mid ahaanshaha Koobka Horyaalka Puntland.

Xiriirka oo ka jawaabaya waraaq ay soo saareen 3 Kooxood oo ka dhisay magaaladda Gaalkacyo, ayaa waxaa ay si cad u sheegay in ay kooxaha Homoboboro, Comsed iyo Somtel kasaareen Koobka Horyaalka Puntland guud ahaantiis.

Ugu danbayntii xiriirku waxaa ay Kooxaha, Maamulkooda iyo macalimiintooda ka mamnuucay in ay ka qayb noqon karaan Ciyaaraha Horyaalka Puntland iyo Soomaaliya, waxaase ay sheegeen in ay Ciyaartoyda u ogolaan doonaan in ay U ciyaaraan kooxaha kale ee Puntland.

Akhriso Waraaqdii.

jeeeri5

About The Author