Daawo Hees DR GAAS “CIMRIGII JIRYOO CAYNAANKA HAY WALIGAA HAY” Puntland Guul

29 April (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa muddadii uu xukunka Puntland hayey waxa uu noqday madaxweyne taariikhda ku galay kii ugu waxqabadka badnaa ee Puntland soo mara mudadaii ay jirtay.

234-5b4a

Sadexda sano iyo dhowrka bilood ee uu xilka hayo wuxuu qabtay wax aan xataa lagu riyoon oo ay ka mid yihiin Ceelal biyood oo aad u faro badan, Wadooyin, Garoomo labana la dhisay midna iminka la bilaabayo, Dekedo iyo kaabayaal kale oo badan.

234-9f3

Daawo Hees DR GAAS “CIMRIGII JIRYOO CAYNAANKA HAY WALIGAA HAY” Puntland Guul

Madaxweyne Gaas “Puntland ha isku Tashato” shacabka reer Puntland oo ka duulaya taas ayaa bilaabay inay dalkooda wax u qabtaan kana shaqeeyaan Horumarkooda. Runtiii waxay iminka Puntland gaartay guul wayn taasoo uu amaanteeda iyo bogaadinteeda mudan yahay mudane Dr Cabdiweli madaxweynaha Puntland.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 29ka april 2017 waxay Puntland u tahay maalin taariikhi ah maadaama la daahfuray labo Mashruuc oo aad u waawayn oo kala ah waddada Garowe iyo Eyl iyo Garoon caalami ah oo ay yeelan doonta magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug.
Puntlandes.com

About The Author