Daawo Sawirrada Madaxweynaha Dawlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta tababar usoo xiray ciidanka Ciidamo k atirsan Xooga Dalka qaybta 43 ee Magaalada Kismaayo.

29 April (Puntlandes) Madaxweynaha Dawlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta tababar usoo xiray ciidanka Ciidamo k atirsan Xooga Dalka qaybta 43 ee Magaalada Kismaayo.

Munaasabada Tababarkan lagu soo xirayay waxaa ka qayb galay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Difaaca Soomaaliya iyo Sarakiil kasocotay Dowlada Federaalka ah iyo Hawlgalka AMISOM

Daawo sawirradda
234-9g

234-9g1

234-9g2

234-9g3

234-9g4

234-9g5

234-9g6

234-9g7

234-9g8

234-9g9

234-9g9a

234-9ga1

234-9ga2

234-9ga3
Puntlandes.com

About The Author