Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dhagax dhigay Garoon Caalami ah oo yeelanayso magaalada Gaalkacyo

29 April (Puntlandes) Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dhagax dhigay Garoon Caalami ah oo yeelanayso magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, waxaa Goob joog ka ahaa Masuuliyiin ka socday shirkada CCECC.

Munaasabadda ayaa waxaa kale oo ka qayb galay madax dowlada Puntland ka tirsan, madax kasocotay shirkada Garoonka dhisaysa iyo qaybaha bulshada Gobolka Mudug.

Faahfaahin kala soco Warbaahinta Puntlandes

235

235-1a

234-9e9

Daawosho wacan Heestii BENDAR QAASIM

Puntlandes.com

About The Author