Agaasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta oo Maxkamadda G/Banaadir oo warqad soo qabasho u jartay

30 April (Puntlandes) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa qoraal ay soo saartay ku amartay soo qabashada Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta ee shaqada laga joojiyay C/risaaq Cali Yuusuf Bahlaawi iyo nin kale.

235-1a7a

Taliyaha Qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa lagu faray warqadan inay soo qabtaan labada nin, isla markaana horgeeyaan Xafiiska Xeer Ilaalinta.

9-kii bishan ayay aheyd markii Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Yariisow oo shaqo ka fariisin ku sameeyay Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta C/risaaq Yuusuf Bahlaawi, kaddib markii uu ku eedeeyay maamul xumo iyo musuq maasuq.

Akhriso qoraalka

235-1a7

Puntlandes.com

About The Author