Daawo muuqaal shir ay Beesha Hawiye uga horjeedo dawlada Somalia oo Muqdisho ka dhacay

17 May 2017 (Puntlandes) Beesha Hawiye ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay shir ay uga soo horjeedo dawlada Federaalka Somalia oo uu madaxweynaha ka yahay mudane Maxamed Cabdulaahi farmaajo, waxaana lagu magaacay in looga hadlayo maqaamka Caasimadda.

27

Shirkan oo ka duwanaa kii hore ayaa waxaa maanta uu kasoo qayb galay dhamaan Beelaha Hawiye oo ay matalayeen Nabadoonada, waxgaradka, odayaasha iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda beelahaas.

26

Daawo muuqaal

Puntlandes.com

About The Author