Akhriso Guddoomiyayaal cusub oo caawo loo magacaabay Degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir (Sawiro)

23 May 2017 (Puntlandes) Caawa fiidkii ayaa xilka laga qaaday  15 ka mid ah gudoomiyayaashii degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo la magacaabay 15 gudoomiyayaal cusub ah kuwaasoo bedelaya kuwii xilka laga qaaday.

Halkan hoose ka akhriso magacyada gudoomiyayaasha cusub ee hadda la magacaabay

1- Degmada C/casiis: Sharmaarke Maxamed Ladane

2- Degmada Kaaraan: C/fataax Nuur cali yaanyo

3- Degmada Shibis: Safiyo Sheekh Cali Jimcaale

4- Degmada Yaaqshiid:  Axmed Xasan Maxamuud

5- Degmada Howlwadaag:  C/kariin Cali Kaar

6- Degmada Hodan: Maxamed Axmed Cantoobo

7- Degmada Dayniile: C/wali Nuur Faarax

8- Degmada Wadajir: Cumar C/llaahi Xasan

9- Degmada Dharkeenley:  C/raxmaan Siid cali

10- Degmada Shingaani: Basmo Cumar Axmed

11- Degmada xamerweyne: Cumar Shariif Maye

12- Degnada Xamar Jajab: C/wali C/llaahi Maxamed

13- Degmada Waabari Rowdo C/llaahi

14- Degmada boondheere:  Zeinab Yuusuf Wehliye

15- Degmada Warta Nabada Zeinab Maxamuud Warasame

235-2c7a

235-2c7a1

235-2c7a2

235-2c7a3

235-2c7a4

235-2c7a5

235-2c7a6

235-2c76
Puntlandes.com

About The Author