Akhriso dawladda Puntland oo si adag uga jawaabtay eedayntii Wasiirka Kalluumaysiga DFS

24 May 2017 (Puntlandes) Wasiirka Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi, ayaa dawladda Puntland ku eedeeyay in ay diiday heshiis ay isku raaceen dawlad goboleedyada iyo DFS, isagoo sheegay in Puntland ay doonayso inay la maqaam noqoto dawlada Fadaraalka Soomaaliya.
Waxaa nasiib daro ah in Wasiirka C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi oo uu dhalay AUN madaxweynihii hore ee Puntland oo taariikh dhaxal gal ah ku leh aasaaskii Puntland loo adeegsado Puntland amaa uu ka shaqeeyo wax waxyeelaya.
Shirkii lagu tagi lahaa Jaziirada Seychelles, ayaa baaqday, Dowladda Seychelles waxay yiraahdeen hadii Puntland diiday shirka ma qabsoomi karo maadama ay tahay meesha ay doonayaan in ey ka kaluumaystaan.waxaana dawlada Somaliya ay sheegtay in Jaziirada Seychelles la tagi lahaa iyadoo la midaysan yahay, balse aysan dhicin.
 
Eedaynta wasiirka ayaa waxaa si adag úga jawaabay wasaaradda kaluumaysiga ee dawladda Puntland, hoos ka akhriso qoraalka:

235-1c6a
235-3a4

235-3a4a

235-3a4b
Puntlandes.com

About The Author