Akhriso Guddoomiyaha Barlamanka DFS oo Madaxweynaha & RW Somalia u diray qoraal ku saabsan mooshinkii Baarlamanku uu ka keenay heshiiskii dhexmaray Somaliland & Imaaraadka

24 May 2017 (Puntlandes) Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa Madaxweynaha iyo Raisul wasaaaraha Somalia u diray qoraal ku saabsan mowshinkii Baarlamanka Somalia uu ka keenay heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Imaaraatka ee lagu wareejiyey dekeda Berbera, saldhig milaterina looga siiyey.

Jawaari oo qoraalkiisa ku lifaaqay mowshinka la geeyey baarlamanka ayaa ka dalbaday madaxda sare ee dowlada iney cadeeyaan mowqifkooda ku aadan heshiiskaas.

Akhriso qoraalka
235-3

235-3a

235-3a2

235-3a3
Puntlandes.com

About The Author