Daawo Barnaamijka Danka Hadal waxna ka ogow Xaalada Dekedda Bosaso & Horumarinteeda oo ay dawladda Puntland wado

31 May 2017 (Puntlandes) Barnaamijka Danka Hadal oo ka baxa PLTV oo uu daadihinayo Daaahir Afloow ayaa waxa lagu waraystay Agaasimaha Guud ee wasaaradda Gaadiidka Badda iyo la dagaalanka Burcad badeedka dawladda Puntland mudane Cabdixamiid Samatar Maxamuud isagoo ka warbixiyey xaalada Dekedda Bosaso & Horumarinteeda oo ay dawladda Puntland wado.

235-3c5a

Puntlandes.com

About The Author