Daawo sawirada Sahal Abdiwali Farah oo ka Qalin jabiyey Dugsiga Sare

1 June 2017 (Puntlandes) Waxaa maanta oo taariikhdu ahayd 1dai June 2017 ka Qalin jabiyey Dugsiga Sare Sahal Abdiwali Farah. Isagoo ka baxay Dugsi sare ee Framtidsgymnaseit.

Waxaa halkan HAMBALYO uga diraya Sahal Aabihi Abdiwali Farah iyo Asxaabtiisa, waxayna leeyihiin HAMBALYO HAMBALYO Sahal.

Waxayna ku booriyeen Sahal inuu labalaabo dadaalkiisa Waxbarasho inta uu ka dhamaysanayo Waxbarashada heer Jaamcadeed.

Ugu dambayn waxay ugu duceeyeen in Allah uu siiyo Cimridheer & cibaado suuban Amiin.

HAMBALYO HAMBALYO Sahal Abdiwali Farah
1

2

3

4

5

8
Puntlandes.com

About The Author