Daawo sawirada Ibrahim Mahdi Yusuf Dhuux oo ka Qalin jabiyey Dugsiga Sare

10 June 2017 (Puntlandes) Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 9kii June 2017 ka Qalin jabiyey Dugsiga Sare Ibrahim Mahdi Yusuf Dhuux, isagoo ka baxay Dugsiga sare ee Sannarppsgymnasiet.

Waxaa halkan HAMBALYO uga diraya Ibrahim Aabihi Mahdi Yuusuf Dhuux, Hooyadiis Faadumo Cabdi Ismaaciil iyo Walaalihis oo kala ah Maxamed, Yaasmiin, Ciise iyo Selma, waxayna leeyihiin HAMBALYO HAMBALYO Ibrahim.

Waxayna ku booriyeen Ibrahim inuu labalaabo dadaalkiisa Waxbarasho inta uu ka dhamaysanayo Waxbarashada heer Jaamcadeed.

Ugu dambayn waxay ugu duceeyeen Allahna ugaga baryeen Cimridheer & cibaado suuban Amiin.

Dhanka kale waxay si kal iyo laab ah ugu MAHADNAQAYATAAN dhamaan Soomaalida Halmstad oo si wayn uga soo qayb galay Munaasabada Qalin jeabinta Ibrahim.

Aabe Mahdi ayaa leh Ibrahim HAMBALYO HAMBALYO Ibrahim Guulayso
Daawo sawirrada
1

2

3

20170609_121554

20170609_121600

20170609_121921

20170609_121930

20170609_121932

20170609_121956

20170609_122332(0)

20170609_123321

20170609_123959

20170609_124142

20170609_124154

20170609_124155(0)

20170609_124200

20170609_124201(0)20170609_124252

20170609_124244

 

20170609_124408

20170609_124409

20170609_124507

20170609_124521

20170609_124524

20170609_124617

20170609_124625

20170609_124628

20170609_124903

20170609_124908

20170609_124920

20170609_124925

20170609_125001

20170609_125002

20170609_145854

20170609_145858

20170609_145913

20170609_145915

20170609_145950

20170609_145952

20170609_145954

20170609_150032

20170609_150040

20170609_150053

20170609_233537

20170609_234802

20170610_001822

20170610_002514

20170610_002708
puntlandes.com

About The Author