Daawo sawirrada Wasiir Juxaa Guryahooda ku booqday Isimada Islaan Ciise, Garaad Saleebaan & Suldaan Siciid

23 June 2017 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Fadaraalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid (Juxaa) oo maanta gaaray Caasimadda Puntland ee Garowe ayaa waxa uu Guryahooda ku booqday Isimada kala ah:

  1. Islaan ciise Islaan Maxamed
  2. Suldaan Siciid Maxamed Garaase
  3.  Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

12 12a 12b

Puntlandes.com

About The Author