Dhagayso warbixin laga diyaariyey Mukhtaar Rooboow oo Maraykanku ka saaray liiska Argagixisada

24 June 2017 (Puntlandes) Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa shaley ku dhawaaqdey in ay ka saartey liiska dadka lacagta hore ay u dul-dhigtey kuxigeenkii Alshabab, Muqtaar Roobow Abu Mansoor oo wayadanba ku dhuumaalaysanayey gobolka Bakool.

14

Shan sano ka hor, bishii June ee 2012 ayaaa la saarey madaxa Abu Mansoor 5 Malyan oo doolarka Mareyka ah. Khuburada ka faaloota Alshabab iyo arrimaha gobolka ayaa u arka tani in ay tahay, in dowlada Mareykanka aysan hab ciidan oo kaliya ku wajahaynini dagaalka ka dhanka ah Alshabab.

Dhagayso warbixin dheer oo ay ka diyaarisay VOA


Puntlandes.com

About The Author