TACSI: Jaaliyada Puntland ee reer North America oo ka tacsiyaynaya Geerida G/sare Cali Garaase Xasan Samatar

Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajucuun kuli nafsi daaiqatul mowd 

222-5a2

Jaaliyada Puntland ee reer North America waxay u tacsi tiiraan yaleh u direysaa Allaah subxaana watacaalaa ha u naxariistee Gaashaanle Sare Cali Garaase Xasan Samatar oo Khamiistii ku geeriyooday magaalada Gaalkayo, waxaan alle uga baryeynaa in uu u naxariisto samir kheyr qabana ka siiyo dhamaan eheladii iyo caruurtii iyo xaaskiisiiba iyo shacabka reer Puntland

 

About The Author