Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Xarunta cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland loo dhisayo

28 June 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28 June 2017 kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland, isla markaana kulan gaara laqaatay Masuuliyiinta kala duwan ee Wasaaradaasi.

Madaxweyne Dr Gaas ayaa waxaana uu soo kormeeray dhismaha cusub ee wasaaraddu yeelandoonto oo meel gabo gabo ah maraya.

Puntlandes.com

About The Author