Sawirero: Wasiirka Arrimaha Gudaha, Faderaalka & dib u heshiisiinta DFS oo Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal booqanaya

28 June 2017 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fadaraalka iyo dib u heshiisiinta, dawladda Faderaalka Soomaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqanaya Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal.

Wasiirka ayaa Xeebta Eyl kula dalxiisay Bulshada ku dhaqan halkaas iyo Ciidamo ka tirasan Puntland oo halaksi fariisimo ku leh.

Puntlandes.com

About The Author