Daawo Video: Somaliland oo Gobolka Sool ka mamnuucday maamulka Khaatumo ee Galayr ugana digtay Beelwaynta Dhulbahante inay Degaanadooda dhistaan!!

29 June 2017 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Somaliland Cabdi Khayre Dirir oo booqasho ku tagay Degmada Xudun ee Gobolka Sool ayaa ka mamnuucday maamulka Khaatumo ee Cali Khaliif Galayr oo dhawaan ku biiray Somaliland inay yimaadaan degmadaas iyo guud ahaan gobolka.

29a

Gudoomiye Dirir ayaa isagoo la hadlaya odoyaasha Xudun u sheegay inuusan Xudun iyo guud ahaanba gobolka imaan karin maamulka Galayr, aanna la ogolaan cid aan Somaliland ahayn.

Dhanka kale Dirir ayaa uga digtay Beelwaynta Dhulbahante ee degta gobolka Sool iyo gobolo kale inaysan Degaanadooda dhisan karin.

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author